Booska koowaad
Booska cabbirkiisa waa 20×15
sharci saxan leh
waddada suguntuu ka yahay laba jidle buu ka dambeeyaa
waa bari ujeed
kuyaal Hormuud Dooraale
Deegaan ah madarasadii iyo masaajidka hal jid baa u dhexeeya Koronto iyo biyuhu way dhaafeen.
lacagtiisa waa $11kun(kow iyo toban kun) oo israac ah.
Waxaan kaloo haynaa 2 nus boos oo dhanka magaalada soo jira
xaafadda dooraale
cabbirka waa 10×15
sharci saxan leh
deegaan ah oo jiha kasta laga xigo
Lacagta waa $7500 israac ah
Waxaan kaloo ka haynaa ceelasha 10 boos
Waxay u dhawyihiin meesha burundiga
cabbirka waa 20×15
deegaanka gees bay ka xigaan
Waxaa xannibaya waa Amisom ta u dhaw
Maalintay guuraan cirkaas buy tagayaa qiimihiisu
lacagta lagu rabo waa $2800( laba kun iyo sideed boqol) oo israac ah
Waxaan kale oo haynaa nus dhisan
Sharci saxan leh
Cabbirka 10×15
Aagga Hormuud dooraale
Qiimaha waa 8kun oo israac ah
Wixii faahfaahin ah kala soo xariir
TELL: 0618233923
What’s up: 0618233924