Waxaan idiin haynaa dhul ku yaal Garasbaalleey, Waydoow iyo Tabbeellaha Sheikh Ibrahim.
Nusboos iib ah
Dagmada Garasbaalleey
saaran jidka carrafaad
Dukumiintigiisa uu yahay Sharcigii Siyaad Barre
Cabbirkiisa 10×20
lacagta lagu rabo waa $17000 (17kun)
Waxaan kale oo haynaa dhul daris la’ ah nuska kore
9 boos oo iib ah
Dagmada Garasbaalleey
saaran jidka carrafaad
Dukumiintigiisa uu yahay Sharcigii Siyaad Barre
Cabbirkiisa 20×20
4 isku meel bay kutaal 5ta kalana isku meel
hal mid oo laba jidle ah oo saaran jayga carrafaad waa $44kun
Sideedda kale waa $32kun booskiiba
Waxaan kale oo dhul kaaga haynaa 4 boos ah Garasbaalleey
4 boos
Dagmada Garasbaalleey
u dhaw wadada ceel dacas
Dukumintigiisu waa Federalka
Cabbirkiisu waa 15×20
Qiimaha halkii Boos waa $18kun
Waxaan kale oo haynaa nusboos dhisan oo laba qol oo sar ah ay ka dhisantahay
Deegaanka Garasbaalleey
u dhaw jidka carrafaad
Cabbirkiisa 10×20
Sharciigiisu waa Carta
Lacagtiisa waa $24kun oo israac ah
Waxaan kale oo dhul kaaga haynaa Degaanka Waydoow 2 Boos
2 boos oo mid birimo laba jidle yahay kan kalana sugunto yahay
Deegaanka Waydoow
laamiga wax badan uma jiro
Cabbirkiisu waa 15×20
Sharciga waa federalka
lacagta lagu rabo labadaba waa $44kun
Waxaan dhulkale kaaga haynaa Tabbeellaha Sheikh Ibrahim 1 boos
Deegaanka Tabbeellaha
u dhaw Jaamacadda Zamzam
cabbirkiisa waa 15×20
sharcigiisu waa Siyaad Barre
lacagta lagu rabo waa $25kun
Kala soo xariir
Teelka: 0618233923
What’s up: 0618233923