Waxaan xaraashayaa guri villo ah baaxadda dhulka 18m x 11m. Wuxuu leeyahay jid baabuur gali karo. 5 qol oo waawayn, dariishado iyo albaabyo bir ah oo oo waawayn oo shabaq ku xidhan yahay. Musqul gudaha iyo musqul dibadda ah. Jiko gudaha ah, barando, barxad bannaanka ah, ceel biyo macaan ah iyo Ganjeel. Guriga wuxuu ku yaallaa jid caddaha u dhexeeya warshaddii hore ee hargaha iyo jid-caddaha waddada macallin Jaamac.
Compare listings
Compare